HomeCaalamkaHaweenka Afghanistan oo dibadbaxyo ka dhigay Kabul

Haweenka Afghanistan oo dibadbaxyo ka dhigay Kabul

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Koox haween ah ayaa socod ku dhex maray caasimadda Afghanistan ee Kabul iyagoo dalbanaya in la soo afjaro wax ay ku sheegeen dilka iyo jirdilka ay Taalibaanku kula kacayaan askarta iyo shaqaalihii hore ee rayidka.

Ku dhawaad konton haween ah oo isku aruursaday masaajid magaalada dhexdeeda ku yaal ayaa ku qaylinayey “caddaalad” ka hor inta aanay hor istaagin xoogagga Taalibaanku.

- Advertisement -

Mid ka mid ah haweenka ayaa ugu baaqday Taliban inay joojiyaan waxa ay ugu yeertay mashiinka dambiilayaasha.

Waxay sheegtay in ballan-qaadkii kooxda ee ahaa cafiska guud uu noqday mid aan waxba ka jirin oo been ah.

Taalibaan ayaa isku dayday in ay saxafiyiinta ka hor istaagto in ay tabiyaan mudaharaadkii haweenka iyaga oo xiray sawir qaadayaasha kana tirtiray muuqaalada kamaradooda.

Latest stories