HomeCaalamkaDigniin hor leh oo laga soo saaray halista Cudurka nooca Cusub ee...

Digniin hor leh oo laga soo saaray halista Cudurka nooca Cusub ee Omicron

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa Maanta oo Arbaca ah sheegay in khatarta uu leeyahay cudurka Omicron uu yahay mid aad u sareysa, ka dib markii tirada kiisaska dunida ee COVID-19 ay kor u kacday 11 boqolkiiba todobaadkii hore.

Warka ayaa imaanaya iyadoo dhowr waddan oo Yurub ah, oo ay ku jiraan France, UK, Italy, Greece, iyo Portugal ay la tacaalayaan caabuqa cudurkaasi oo u faafaya si xowli ah.

- Advertisement -

Dalka Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu arkay 440.000 oo xaalado cusub ah,halka Dalka Faransiiska uu soo gudbiyay in 24-kii saac ee la soo dhaafay la helay180,000 oo xaaladood .

Warbixin cusub oo todobaadle ah oo ay soo saareen WHO ayeey ku sheegtay in   caddaynta joogtada ah ay muujinayso in kala duwanaanshaha Omicron uu leeyahay xaalad koritaan ah oo degdeg ah oo ka sarreeya kala duwanaanta Delta oo leh labanlaab.

Latest stories