HomeWararTaliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo farriin u diray ciidamada Soomaaliya

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo farriin u diray ciidamada Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay taageerayaan baaqyada beesha caalamka ee ku saabsan in la joojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya. Wuxuu ugu baaqay ciidamada Soomaaliya inay diiradda saaraan halista amni ee uga imaaneyso kooxaha argagixisada si loo badbaadiyo shacabka, sida laga soo xigtay boggaga Twitter-ka ee AFRICOM. Hadalka Taliska ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay taageerayaan baaqyada beesha caalamka ee ku saabsan in la joojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya.

Wuxuu ugu baaqay ciidamada Soomaaliya inay diiradda saaraan halista amni ee uga imaaneyso kooxaha argagixisada si loo badbaadiyo shacabka, sida laga soo xigtay boggaga Twitter-ka ee AFRICOM.

- Advertisement -

Hadalka Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika  ayaa imaanaya, iyadoo Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in iskudayga shaqa-joojinta Ra’isulwasaare Rooble ay tahay mid walwalkeeda leh, isla markaana uu Mareykanka taageerayo dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo.

“Mareykanka wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa caqabadda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya. Iskudayga shaqo-joojinta Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble waa mid laga naxo, waanu taageersannahay dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. Dhammaan dhinacyada waa in ay ka baaqsadaan ficillada iyo hadallada kicinta ah,” ayuu lagu yiri hadalka Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts