HomeWararkursiga HOPE-203 oo lagu doortay Magaalada kismaayo

kursiga HOPE-203 oo lagu doortay Magaalada kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP-203 kadib markii ay soo gaba gaboowday tirinta cododka. Gudoomiyaha Guddiga Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP 203. Waxaana ku guulaystay Hamse Cabdi Barre oo helay 69 cod,halka Axmed Maxamed Maxamuud waxa uu helay 17 cod. 15 cod […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP-203 kadib markii ay soo gaba gaboowday tirinta cododka.

Gudoomiyaha Guddiga Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP 203.

- Advertisement -

Waxaana ku guulaystay Hamse Cabdi Barre oo helay 69 cod,halka Axmed Maxamed Maxamuud waxa uu helay 17 cod.

15 cod ayaa halaabay, sidaana waxaa ku guuleeystay Xamse Cabdi Barre.

Guddiga ayaa guda gali doona kuraasta kale ee kala ah:

- Advertisement -

2-HOP 108 waxaa ku tartamaya

Maxamed Cali Cumar

Ibraahim Cabdulle Ibraahim

3-HOP-113 waxaa ku tartamaya

Saynab Cali Muganga

Maryan Aweys Jaamac

4-HOP-134 waxaa ku tartamaya

Sahra Jaamac Cali

Fartuun Axmed Yuusuf

5-HOP-082 waxaa ku tartamaya

Siyaad Aadan Iidle

Cabdirashiid Jire Qalinle

6-HOP-217 waxaa ku tartamaya

Xasan Cabdi Ismaaciil

Maxamed Farax Muxumed

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts