HomeWararWasiirka Amniga oo digniin u diray  Xubno ku howlan dhibaateynta Rooble

Wasiirka Amniga oo digniin u diray  Xubno ku howlan dhibaateynta Rooble

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Iyadoo dhawaan Ra’iisul Wasaare Rooble uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qalabka sida ay si toos ah uga amar qaadan doonaan Xukuumaddiisa ayaa waxaa warbaahinta la hadlay goor dhaweyd Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeenno ka tirsan Xukuumaddiisa. Wasiirka Amniga Xukuumadda Rooble Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ka mid ahaa Xubnaha hadlay, waxaana uu sheegay in tallaabo sharci […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo dhawaan Ra’iisul Wasaare Rooble uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qalabka sida ay si toos ah uga amar qaadan doonaan Xukuumaddiisa ayaa waxaa warbaahinta la hadlay goor dhaweyd Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeenno ka tirsan Xukuumaddiisa.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Rooble Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ka mid ahaa Xubnaha hadlay, waxaana uu sheegay in tallaabo sharci ah ay ka qaadi doonaan shaqsiyaad ku howlan qalqal galin iyo dhibaataynta xafiiska Rooble.

- Advertisement -

Waxaana sidoo akle wax laga xumaado uu ku tilmaamay afgambi uu sheegay in Farmaajo uu isku diyay, isagoo adeegsanaya Cidanka qaranka.

Wasiirka ayaa digiin u diray in shaqsiyaad uu Farmaajo horay ugu qanciyay in ay afgambi sameeyaan ay hadda ka baxeen garabkiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts