HomeCaalamkaMucaaradka Suudan oo Dalbaday in la Go’doomiyo Xarunta Madaxtooyada

Mucaaradka Suudan oo Dalbaday in la Go’doomiyo Xarunta Madaxtooyada

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xoogagga siyaasadda ee Sudan, ayaa qorsheynaya iney abaabulaan dibadbaxyo cusub saacadaha soo socda, si ay u dalbadaan in xukunka lagu wareejiyo dad rayid ah, sida ay sheegeen warbaahinta maxaliga ah. Maamulka Sudan ayaa xirey buundooyinka muhiimka ah iyo waddooyinka waa weyn ee magaalada Khartoum, tan iyo habeenkii jimcaha, iyadoo ay joogaan jidadka ilaalo xoogan, halka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoogagga siyaasadda ee Sudan, ayaa qorsheynaya iney abaabulaan dibadbaxyo cusub saacadaha soo socda, si ay u dalbadaan in xukunka lagu wareejiyo dad rayid ah, sida ay sheegeen warbaahinta maxaliga ah.

Maamulka Sudan ayaa xirey buundooyinka muhiimka ah iyo waddooyinka waa weyn ee magaalada Khartoum, tan iyo habeenkii jimcaha, iyadoo ay joogaan jidadka ilaalo xoogan, halka la jarey adeegii Internet-ka tan iyo subaxnimadii hore ee maanta.

- Advertisement -

Xarunta Madaxtooyada, xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo taliska ciidanka xoogga dalka, ayaa waxaa la geeyey ciidamo aad u fara badan, iyadoo guddiyada wax iska caabinta qaarkood ay ku baaqeen in la godoomiyo xarunta madaxtooyada.

Xoogagga xoreynta iyo isbeddelka hoggaankoodda golaha dhexe, ayaa ku dhawaaqey iney kamid noqonayaan dadka sameynaya isu soo baxa socodka ah.

Tan iyo markii taliyaha ciidamada, Cabdulfataax Al-Burhan, ayaa ku dhawaaqey 25-kii bishii ina dhaaftey ee October xaalad deg deg ah, iyago kala diristii Golaha Qaranka iyo golihii wasiirada.

- Advertisement -

Dalka Sudan ayaa waxaa ka dhacey qalalaase siyaasadeed oo ba’an, taasi waxaa marqaati ka ah dibad baxyo is daba joog ah oo dadweyne oo lagu diidayo arrimahaas go’aanadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts