HomeCaalamkaKummanaan dadweyne oo dhigayey Dibadbax oo lagu riday sunta dadka ka ilmaysiisa

Kummanaan dadweyne oo dhigayey Dibadbax oo lagu riday sunta dadka ka ilmaysiisa

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Suudan ayaa sunta dadka ka ilmaysiisa ku riday dibadbaxayaasha dimuquraadiyadda taageera oo isugu soo baxay caasimadda dalkaas ee Khartoum.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dowladda militariga ahi ay xaddiday ku hadalka teleefoonnada iyo adeegga internet-ka iyadoo ay jiraan baaqyo ku saabsan isu soo baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo afgambigii ciidamada.

- Advertisement -

Dhowr buundo oo ku yaal Khartoum ayaa sidoo kale la xiray iyadoo dibadbaxayaasha looga digay in wax rabsho ah ay sameeyaan.

Magaalooyin kale oo dalkaas ku yaal oo ay ka mid tahay Port Sudan, ayaa sidoo kale waxaa ka dhacay dibadbaxyo.

Toddobaadkii hore ayay ahayd markii boqolaal kun oo mudaharaadayaal ah ay socod ku mareen Khartoum iyagoo dalbanaya in xukunka dib loogu soo celiyo dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Dad kor u dhaafaya 100 qof ayaa toddobaadkii hore ku dhaawacmay iskudhac dhexmaray booliiska iyo dibadbaxayaasha.

Latest stories