HomeCaalamkaMareykanka oo shaaciyay xiliga uu xayiraadda socdaalka ka qaadayo Dalal ku yaalla...

Mareykanka oo shaaciyay xiliga uu xayiraadda socdaalka ka qaadayo Dalal ku yaalla Afrika

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, in madaxweyne Joe Biden uu dhamaadka bishaan ka qaadi doonno xayiraaddii dhanka socdaalka, ilaa 8 waddan oo ku yaalla dhinaca koofureed ee Africa. Maamulka Biden ayaa bishi November xayiray dhammaan safarradi ka imaan lahaa dalalka South Africa, Botswana, Zimbabwe, Namibia, Lesotho, […]

- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, in madaxweyne Joe Biden uu dhamaadka bishaan ka qaadi doonno xayiraaddii dhanka socdaalka, ilaa 8 waddan oo ku yaalla dhinaca koofureed ee Africa.

Maamulka Biden ayaa bishi November xayiray dhammaan safarradi ka imaan lahaa dalalka South Africa, Botswana, Zimbabwe, Namibia, Lesotho, Eswatini, Mozambique iyo Malawi, sababo la xiriira cabsi laga qabay faafista nuqulka cusub ee Omicron ee xanuunka COVID-19. Xayiraaddaasi ma qabaneyn muwaadiniinta Mareykanka.

- Advertisement -

Sarkaalka u hadlay Aqalka Cad ayaa sheegay, in 31-ka Bishan December laga qaadi doono xayiraadda dhammaan muwaadiniinta u dhashay dalalkaas ee raba inay soo galaan Mareykanka.

Cudurka COVID-19 nuuciisa cusub ee Omicron ayaa la sheegay in marki ugu horreysay laga helay South Africa, arrintaas oo Koofur Africa gaarsiiyay dhibaato dhaqaale, kaddib marki ay dalal badan oo caalamka ah go’doomiyeen.

Latest stories