HomeCaalamkaDowladda Itoobiya oo war ka soo saartay dagaalka gobolka Tigrey

Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay dagaalka gobolka Tigrey

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Redwan Xuseen ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan daneyneynin in ay gobolka Tigray ka bilowdo howlgal si ay u baacsadaan kooxda TPLF .

Mr Redwan oo sharaxaad ka bixinayay xaalada Itoobiya ka jirta ayaa u sheegay safiirada fadhigoodu yahay magaalada Addis Ababa in ciidamada TPLF aysan si nabad ah uga bixin goobihii ay haysteen balse ay jab wayn la kulmeen.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in aanay doonayn in ay hawlgal millatari oo ballaaran ka sameeyaan magaalooyiinka gobolka Tigrey.

Sidoo kale wuxuu sheegay in dowladdu ay gudan doonto waajibaadkeeda ku aaddan ilaalinta midnimada dalka, isla markaana ay xaq u leedahay in ciidamo federaal ah la geeyo dhammaan gobollada dalka oo uu ku jiro gobolka Tigrey.

Latest stories