HomeCaalamkaShacabka Mareykanka oo si bilaash ah ku heli doona Qalabka baaritaanka caabuqa...

Shacabka Mareykanka oo si bilaash ah ku heli doona Qalabka baaritaanka caabuqa Omicron

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalabka baaritaanka ah si bilaash ah loogu qeybin doono shacabka, arrintaas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee Mareykanku uu u qaadayo la tacaalista nooca Omicron ee ka mid ah fayraska corona. Balse dadka dhaliilsan go’aankan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay noqon karto […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalabka baaritaanka ah si bilaash ah loogu qeybin doono shacabka, arrintaas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee Mareykanku uu u qaadayo la tacaalista nooca Omicron ee ka mid ah fayraska corona.

Balse dadka dhaliilsan go’aankan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay noqon karto mid daahsan oo aan waxba tareynin, maadaama aan la hirgelin karin ka hor bisha January.

- Advertisement -

Mr Biden ayaa sidoo kale shaaciyay in la furi doono toban kun oo xarumood oo cusub oo lagu tallaalo dadka.

Khudbaddiisa ayuu Mr Biden eed ugu jeediyay shakhsiyaad telefishinka ka hadla oo uusan magacyadooda sheegin iyo shirkado isticmaala baraha bulshada oo lacag ka sameeya been abuur ku saabsan tallaalka iyo marin habaabinta xogta fiditaanka cudurka.

Latest stories