HomeCaalamkaMadaxweynaha Ruushka oo Dalab Deg-deg ah u diray reer Galbeedka

Madaxweynaha Ruushka oo Dalab Deg-deg ah u diray reer Galbeedka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa waxa uu ugu baaqay reer Galbeedka inay si degdeg ah ku siiyaan damaanad amni si loo dajiyo dhibaatada ka dhalatay ciidammada milateriga Ruushka ee lagu daabulayo xuduudda Ukraine. “Waa idinka cidda ay qasabka ku tahay inay ina siiyaan damaanad, oo weliba aad si degdeg ah ku bixisaan, haatan,” ayuu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa waxa uu ugu baaqay reer Galbeedka inay si degdeg ah ku siiyaan damaanad amni si loo dajiyo dhibaatada ka dhalatay ciidammada milateriga Ruushka ee lagu daabulayo xuduudda Ukraine.

“Waa idinka cidda ay qasabka ku tahay inay ina siiyaan damaanad, oo weliba aad si degdeg ah ku bixisaan, haatan,” ayuu ka yiri shirkiisa jaraa’id ee sanadlaha ah.

- Advertisement -

Mr Putin ayaa dalbaday in Nato ay joojiso dhaqdhaqaaqyada milateri ee ay ka waddo Bariga Yurub sidoo kalana aanay Ukraine siin xubin ay isbahaysigaasi uga mid noqonayso.

Waxa uu ku hanjabay tallaabooyin milateri hasayeeshee waxa uu iska fogeeyay inuu qorshaynayo in ciidammadiisu ay galaan waddanka Ukraine.

Saraakiisha ammaanka ee Ukraine ayaa sheegay in in ka badan 100,000 oo ciidammada Ruushka ah la soo tubay meel u dhaw xuduudooda, Mareykankuna waxa uu ugu gooddiyay Mr Putin inuu ku soo rogi doono cunaqabatayn “uusan weligii hore u arag” haddii uu weerraro Ukraine.

Latest stories