HomeCaalamkaMareykanka oo si cad u Inkiray Duqayn ay Ciidamadiisu ku Xasuuqeen dad...

Mareykanka oo si cad u Inkiray Duqayn ay Ciidamadiisu ku Xasuuqeen dad shacab ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha militariga Maraykanka ayaa sheegay in aan cid ka tirsan ciidamadooda wax eed ah laga saarayn weerarkii diyaaad aan duuliye lahayn ay 10 qof oo rayid ah ku dishay dalka Afghanistan maalimihii ugu dambeeyey ee Maraykanku dalkaas ka baxayey. Gantaalkaas ay ridday diyaaraddaasi ayaa la rumaysan yahay inuu ahaa kii ugu dambeeyey ee ciidamadiisu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha militariga Maraykanka ayaa sheegay in aan cid ka tirsan ciidamadooda wax eed ah laga saarayn weerarkii diyaaad aan duuliye lahayn ay 10 qof oo rayid ah ku dishay dalka Afghanistan maalimihii ugu dambeeyey ee Maraykanku dalkaas ka baxayey. Gantaalkaas ay ridday diyaaraddaasi ayaa la rumaysan yahay inuu ahaa kii ugu dambeeyey ee ciidamadiisu ku ridaan Afghanistan muddadii labaatanka sano ahayd ee ay dagaalka halkaas ka wadeen.

Weerarkan ayaa dhacay labo todobaad kadib markii Kabul ay gacanta u gashay Taliban, saddex maalmood ka dibna ku dhowaad 170 qof – oo ay ku jiraan 13 askari Mareykan ah – ayaa lagu dilay weerar uu fuliyay qof is qarxiyay.

- Advertisement -

Iyada oo uu waqtigu gabaabsi ahaa oo la doonayay in la dhammaystiro daabulildda iyo ka bixitaankii ciidamada ajaanibta ah ayay saraakiiishu heleen xog sirdoon oo tibaaxaysay in baabuur dhex marayay caasimadda Afgaanistaan uu xidhiidh la leeyahay kooxda IS oo sheegatay weerarka lagu hoobtay ee ka dhacay garoonka diyaaradaha Kaabuul oo xilligaasi aad u mashquul-badnaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts