HomeCaalamkaCudur aan la aqoon oo ka dilaacay dalka South Sudan

Cudur aan la aqoon oo ka dilaacay dalka South Sudan

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa baareysaa cudur aan la aqoon oo ka dillaacay dalka South Sudan.

Cudurka aan ilaa hadda la ogaan waxa uu yahay waxaa uu degmada Fangak ee gobolka Jonglei ku dilay ku dhawaad 100 qof.

- Advertisement -

Toddobaadkii lasoo dhaafay wasaaradda caafimaadka dalkaas ayaa ku warrantay in cudur aan la aqoon ay tiro qof ugu dhinteen deegaanka halkaas oo ay dhawaan saameeyeen fatahaado.

Sarkaal qaabilsan arrimaha caafimaadka ayaa ku warramay in dadka la xannuunsan cudurka ay ka baareen cudurka Cholera balse ay ka waayeen.

“Waxaan go’aasannay in si deg deg ah ah aan deegaanka ugu dirno koox qiimeyn iyo baaritaan kusoo sameysa xaaladda, tirada ilaa hadda u dhimatay cudurka waxay gaarayaan 89” ayay tiri Sheila Baya oo ka tirsan WHO mar ay la hadleysay BBC-da.

- Advertisement -

 

Latest stories