HomeCaalamkaMid kamid ah Dowladdaha Yurub oo ku dhawaaqay inuu soo iibsanayo 64...

Mid kamid ah Dowladdaha Yurub oo ku dhawaaqay inuu soo iibsanayo 64 Diyaaradood

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A “Lockheed Martin F-35A Lightning II”ee Mareykanka. War rasmi ah oo kasoo baxay shalay jimcihii Dowladda Finland ayaa lagu sheegay in F-35-kii ugu horreeyay la keeni doono sanadka 2026-ka, iyadoo lagu bedelayo F-18 Hornet ee alaabada inta u dhexeysa 2028 iyo 2030. Finland ayaa […]

- Advertisement -

Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A “Lockheed Martin F-35A Lightning II”ee Mareykanka.

War rasmi ah oo kasoo baxay shalay jimcihii Dowladda Finland ayaa lagu sheegay in F-35-kii ugu horreeyay la keeni doono sanadka 2026-ka, iyadoo lagu bedelayo F-18 Hornet ee alaabada inta u dhexeysa 2028 iyo 2030.

- Advertisement -

Finland ayaa noqon doontaa waddankii saddexaad ee ka tirsan Scandinavianka kaas oo  iibsaday F-35. Norway ayaa horey u heshay diyaaradaheedii ugu horeysay, halka Denmarka ay fileyso in F-35 ay timaado 2023-ka.

Wasiirka gaashaandhigga Antti Kaikkonen ayaa sheegay in nidaamka F-35 uu yahay kan ugu wanaagsan baahida Finland dhanka waxqabadka.

Latest stories