HomeCaalamkaRuushka loo diray hanjabaad culus, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo...

Ruushka loo diray hanjabaad culus, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo weeraro

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka lagu magacaabo G7 ee hodanka ah ayaa doonaya in ay soo bandhigaan mowqif mideysan oo ka dhan ah Ruushka xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo weerar suurtagal ah oo ruushku ku qaadi karo Ukraine. Ka hor kulankooda magaalada Liverpool ee dalka Ingariiska, Britain iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka lagu magacaabo G7 ee hodanka ah ayaa doonaya in ay soo bandhigaan mowqif mideysan oo ka dhan ah Ruushka xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo weerar suurtagal ah oo ruushku ku qaadi karo Ukraine.

Ka hor kulankooda magaalada Liverpool ee dalka Ingariiska, Britain iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay tobanaan kun oo askari oo Ruush ah oo la soo dhoobay xadka Ukraine.

- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain, Liz Truss, ayaa uga digtay Moscow in duullaanka ay qaadaan uu cawaaqib xun ku yeelan doono.

Wariye qaabilsan Arrimaha diblomaasiyadda ayaa sheegay in mid ka mid ah aargudashada macquulka ee waddamamdani samayn karaan ayaa ah in la joojiyo dhuumaha cusub ee Nord Stream Two ee loo dhisay si ay gaaska Ruushka u gaadhsiiyaan Jarmalka. Xiisada Shiinaha iyo Iran ayaa sidoo kale kulanka wasiirradaas lagaga hadli doonaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts