HomeWararGuddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka hadlay Xildhibaanada la Qarxiyey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka hadlay Xildhibaanada la Qarxiyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa si kulul u Cambaareeyay qarax miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar, kaasi oo lala beegsaday Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle. Qoraal kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas lala beegsadayb Xildhibaano iyo dad shacab ah oo ku sugnaa goob maqaaxi ah, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa si kulul u Cambaareeyay qarax miino oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar, kaasi oo lala beegsaday Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle.

Qoraal kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas lala beegsadayb Xildhibaano iyo dad shacab ah oo ku sugnaa goob maqaaxi ah, waxaana ku dhaawacmay Xildhibaano iyo dad kale.

- Advertisement -

Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan ayaa qaraxaas dhacay ku tilmaamay mid argagaxisinimo, waxuuna Caafimad deg-deg ah Alle uga rajeyay intii waxyeelada kasoo gaartay oo ay kamid yihiin Xildhibaan Cumar Gaabow iyo Yuusuf Cabduqaadir Kanaani.

Sidoo kale Guddoomiye Lukmaam ayaa waxaa uu Hay’adaha Amniga Maamulka faray inay qaadaan talaaboyin deg deg ah oo lagu xakameynayo falalka amni darro, isagoona ku  booriyey inay gacanta kusoo dhigaan kuwii kadambeeyay weerarka.

Qaraxa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa uu kusoo aaday, xili maalmaha soo socda ka bilaabatay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts