HomeWararDowladda Somalia oo caddeeysay in la diyaariyay sharciga hannaanka Federaalka

Dowladda Somalia oo caddeeysay in la diyaariyay sharciga hannaanka Federaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Wasaarad ahaan ay ku guuleysteen arrimo badan oo xal u ah horumarinta nidaamka guud ee hagaya Garsoorka iyo Maxkamadaha dalka. Wasiir C/qaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in la dhameystiray dhismaha Guddiyada la dagaalanka musuqmaasuqa iyo dhismaha hay’addaha Garsoorka,wuxuuna intaa raaciyay in ay si joogto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Wasaarad ahaan ay ku guuleysteen arrimo badan oo xal u ah horumarinta nidaamka guud ee hagaya Garsoorka iyo Maxkamadaha dalka.

Wasiir C/qaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in la dhameystiray dhismaha Guddiyada la dagaalanka musuqmaasuqa iyo dhismaha hay’addaha Garsoorka,wuxuuna intaa raaciyay in ay si joogto ah u socdaan wacyigalinta hay’addaha u xils aaran adeegyada Garsoorka .

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda xilgaarsiinta oo ka qeyb galayey Barnaamij ka baxayey Telefashinka dowladda ayaa waxaa uu caddeeyay in la diyaariyay Sharciga hannaanka Federaalka , iyadoo lala kaashanaayo Maamulada dowlad Goboleedyada dalka.

Ugu dambeyn Wasiir C/qaadir Maxamed Nuur ayaa waxaa uu qiray in ay jiraan kalsooni u dhaxeysa shacabka iyo dowladda Federaalka, isla markaana waxa uu codsaday in dowladda gacan lagu siiyo howlaha ay u hayaan bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts