HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Christophe oo shaqada laga ceyriyay iyo qalalaaso sii kordhaya

Ra’iisul Wasaare Christophe oo shaqada laga ceyriyay iyo qalalaaso sii kordhaya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra’iisul wasaarihii dalkaaasi, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso  dhanka ammnia ah oo ay ku dhinteen kumannaan qof. Xafiiska Madaxtooyadda ee dalkaasi ayaa sheegay in madaxweynuhu uu warqad is casilaad ah ka helay ra’iisul wasaare Christophe Dabire,sida uu ku wramay Xoghayaha guud ee dawladda Stephane […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra’iisul wasaarihii dalkaaasi, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso  dhanka ammnia ah oo ay ku dhinteen kumannaan qof.

Xafiiska Madaxtooyadda ee dalkaasi ayaa sheegay in madaxweynuhu uu warqad is casilaad ah ka helay ra’iisul wasaare Christophe Dabire,sida uu ku wramay Xoghayaha guud ee dawladda Stephane Wenceslas Sanou oo la hadlay warbaahinta dalka Burkiino Faaso.

- Advertisement -

Xil ka qaadista Ra’iisul Wasaaraha ayaa imaaneysa xilli ay jiraan isku shaandheyn lagu sameeyay hoggaanka ciidanka.

Dalkaan oo ka mid ah kuwa ugu saboolsan Galbeedka Afrika, ayaa waxaa tan iyo sannadkii 2016-kii hareeyay weerarro ay qaadayaan kooxaha xiriirka la leh Al-Qaacida iyo ISIL (ISIS), kuwaasoo ay ku dhinteen 2,000 oo qof ,isla markaana ay ku barakaceen badan hal milyan oo qof.

Dibadbaxyo lagu diidan yahay dowladda ayaa ka socda waddooyinka magaalooyinka waaweyn,ka dib markii bishoo hore kooxaha hubeysan ay dileen 49-ruux oo isugu jiray ciidan iyo dad rayid ah.

Latest stories