HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay dagaalka Itoobiya iyo Abiy Axmed oo kasoo laabtay jiidda...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Itoobiya iyo Abiy Axmed oo kasoo laabtay jiidda hore

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib ugu laabtay Xafiiskiisa kadib markii dhawaan uu ku sugnaa jiidda hore ee dagaalka ka dhanka ah fallaagada TPLF, sida uu baahiyay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

“Waxaan dib ugu laabanaya xafiiska xilli aan si guul ah ugu soo afjaray wajigga koowaad ee dagaalka” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Arrintani ayaa imaaneysaa xilli ciidamada Itoobiya ay magaalooyin muhiim ah ay ka qabsadeen TPLF.

Halka fallaagada ay sheegtay in xeelad dagaal darteed ay uga baxeen magaalooyinka ay di u qabsatay dowladda.

Latest stories