HomeWararGuddiga Xallinta Khilaafaadka oo ka Jawaabay Eedii Midowga Musharaxiinta

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo ka Jawaabay Eedii Midowga Musharaxiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ayaa Jawaab ka bixiyay Eedeyntii ay dhawaan u jeediyeen Midowga Musharaxiinta ee aheyd in Musharaxiin laga hor istaagay in dacwad laga qabto… War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in ay soo gaareen labo dacwo oo la xariirta doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, iyadoo been abuur ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ayaa Jawaab ka bixiyay Eedeyntii ay dhawaan u jeediyeen Midowga Musharaxiinta ee aheyd in Musharaxiin laga hor istaagay in dacwad laga qabto…

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in ay soo gaareen labo dacwo oo la xariirta doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, iyadoo been abuur ku tilmaaamay in Guddiga uu diiday inuu qabto Dacwad.

- Advertisement -

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayaana ka dalbaday Golaha Midowga Musharaxiinta in ay keenaan cadeemo muujinaya in guddiga is hortaga ku sameeyay in uu qabto dacwado Musharaxiin iyo dad kale.

Ugu dambeyn Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ayaa balan qaaday inay Golaha Midowga Musharaxiinta iyo daneeyaasha doorashada ka socota dalka ay si daahfurnaan leh u hor keeni doonaan dacwooyinkii uu Guddiga qabtay iyo sida ay go’aanka uga gaareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts