HomeWararWasiirka dhawaan la magacaabay ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay...

Wasiirka dhawaan la magacaabay ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay wefdi ka socday jarmalka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Caasimadda Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka.

Kuwaas oo ay ay wehelinayeen Madaxa Qeybta Bariga Afrika ee Wasaaradda Horumarinta Iskaashiga, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka dheef wadaagga ah ee ka dhexeeya labada dal ee dhinacyada iskaashiga, ka wada-shaqaynta amniga, horumarinta iyo maalgashiga, sidoo kale waxaana intii uu kulanku socday lagu lafo-guray xaaladaha guud ee Gobolka Geeska Afrika, geeddi-socodka arrimaha doorashooyinka iyo la dagaallanka burcad badeedda.

Latest stories