HomeWararAkhriso:-Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar?

Akhriso:-Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar iyo wefti uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku yimid Magaalada Hargeysa. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali-koore, oo ka hadlay kulanka labada madaxweyne  ayaa soo dhaweeyey weftiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalidu, waxana uu sheegay in wada-hadallada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar iyo wefti uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku yimid Magaalada Hargeysa.

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali-koore, oo ka hadlay kulanka labada madaxweyne  ayaa soo dhaweeyey weftiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalidu, waxana uu sheegay in wada-hadallada liishaanka lagu saaray dhinacyada amniga iyo ganacsiga, maadaama  Somaliland iyo Dawlad-deegaanka Soomaalida ay ka dhaxayso dano badan oo derisnimo iyo walaalnimo salka ku hayaa, waxana hadalladiisii kamid ahaa,“Waxannu si buuxda uga wada-hadallay dhinacyada ganacsiga nabadgelyada iyo xaaladaha ka jira geeska Afrika hadba sida ay noqon doonaan oo aynu si dhaw u wada eegi doonno, Sharaf bayna noo tahay inaanu si ehelnimo iyo walaaltinimo leh uga wada-hadalnay arrimahayaga gaarka ah, taasina waxay kusoo dhammaatay guul iyo is Af-garasho, si wacanna waanu  isula Afgaranay qodobbadii aannu ka wada-hadalnay.”

- Advertisement -

Wasiirka Hawlaha guud ee Dawlad-deegaanka Soomaalida, Cabdiraxmaan Iid Daahir oo isaguna dhinaciisa halkaas ka hadlay, ayaa gaar ahaan madaxweynaha Somaliland, xukuumaddiisa iyo shacbigaba uga mahadceliyey sida milgaha iyo walaaltinimada leh ee ay dalkooda ugu soo dhaweeyeen weftiga uu hoggaaminayo madaxweyne Mustafe Cagjar, waxana uu carrabka ku adkeeyey qodobbada ay dhinacyadu xoogga saareen muddadii kulanku socday.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts