HomeWararAamina Maxamed Mursal oo kusoo baxday kursiga tirsigiisu yahay Hope213

Aamina Maxamed Mursal oo kusoo baxday kursiga tirsigiisu yahay Hope213

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Iyadoo magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dolwad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay wali ka socoto doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Saaka halkaasi lagu doortay  Kuraastii loo madalsanaa maanta. Aamina Maxamed Mursal ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hope213 ee golaha shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyada oo kaga guuleysatay tartanka Aamina […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dolwad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay wali ka socoto doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Saaka halkaasi lagu doortay  Kuraastii loo madalsanaa maanta.

Aamina Maxamed Mursal ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hope213 ee golaha shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyada oo kaga guuleysatay tartanka Aamina Xuseen Cismaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Kursiga Hope180 ayaa lagu tarmay, waxaana ku guulaystay Saadaad Maxamed Nuur Aliyow,kaasi oo helay codod gaaray 87 cod.

Kursiga ayaa waxa kula tartamay Maxamed Axmed Maxamed oo isaguna  heley codad gaaray  9 Cod, halka ay hallaabeen 4 cod, oo ka mid ah codadkii la dhiibtay.

Doorashada Golaha shacabka ayaa si toos ah uga billaabatay Magaalooyinka Maamul Goboleedyada Dalka,waxaana Magalada baydhabo shalay lagu doortay qaar ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka, iyadoo maantana loo ballansan yahay in kuraas kale la doorto.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts