HomeWararMidowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbaleynin Doorashada boobka lagu haayo

Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbaleynin Doorashada boobka lagu haayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa War cusub kasoo saaray qaabka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo ka socota Magaalada Muqdisho iyo maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed. War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa lagu caddeeyay in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay. Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa War cusub kasoo saaray qaabka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo ka socota Magaalada Muqdisho iyo maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa lagu caddeeyay in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay.

- Advertisement -

Golaha ayaa tilmaamay in lagu tuntay habraacyadii doorashada ee lasoo saaray , taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada, sida lagu sheegay Warka Midowga.

Sidoo kale Midowga ayaa xusay inay sii wadi doonaan kulamada, isla markaana ay ka shaqeyn doonaan sida ugu haboon oo dalka looga hirgelin lahaa doorasho hufan oo daah-furnaan leh, laguna badbaadiyo masiirka dalka iyo geedi-socodka dhismaha nabada.

Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts