HomeWararSarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo Qarax lala beegsaday

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo Qarax lala beegsaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo lala beegsaday Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya. Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah xaafadaha iyo degmooyinka Caasimadda, ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Albaraka iyo Warshadda Caanaha ee degmada Hodan,waxaana  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo lala beegsaday Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah xaafadaha iyo degmooyinka Caasimadda, ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Albaraka iyo Warshadda Caanaha ee degmada Hodan,waxaana  lahelayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan qaraxa.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaashanle sare Maxamed Daahir, oo marayay sida la sheegay halka uu qaraxu ka dhacay, inkastoo uu ka badbaaday qaraxaasi lala damacsanaa Gaashaanlaha.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaatray Ciidanka ammaanka Dwoladda Soomaaliya,kuwaasi oo sameeyay Howgallo ballaaran oo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeyay Qaraxaasi lala damacsanaa Gashaanle Maxamed Daahir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts