HomeWararTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ka qeyb galay shirka guud ee Booliiska...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ka qeyb galay shirka guud ee Booliiska Caalamiga ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay meertada 89-aad ee shirka golaha guud ee Booliiska Caalamiga ah ee INTERPOL. General Xijaar ayaa dhawaan dalka France kula kulmay hoggaanka ugu sarreeya Boliiska caalamiga ah ee Interpol oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay meertada 89-aad ee shirka golaha guud ee Booliiska Caalamiga ah ee INTERPOL.

General Xijaar ayaa dhawaan dalka France kula kulmay hoggaanka ugu sarreeya Boliiska caalamiga ah ee Interpol oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts