HomeCaalamkaNin Dad shacab ah Gaari jiirsiiyay oo la aqoonsaday

Nin Dad shacab ah Gaari jiirsiiyay oo la aqoonsaday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha Maraykanka ayaa aqoonsaday ninkii dadka dabbaaldagaya gaariga ku jiirsiiyey gobolka Wisconsin, sida ay ku warrantay warbaahinta Maraykanku. Ilo wareegyo ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in Darrell Brooks uu ahaa ninkii gaariga jiirsiiyey dadkii magaalada Waukesha ugu dabbaaldagayey ciidda masiixiga, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof halka afartan kalena ay ku dhaawacmeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Maraykanka ayaa aqoonsaday ninkii dadka dabbaaldagaya gaariga ku jiirsiiyey gobolka Wisconsin, sida ay ku warrantay warbaahinta Maraykanku.

Ilo wareegyo ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in Darrell Brooks uu ahaa ninkii gaariga jiirsiiyey dadkii magaalada Waukesha ugu dabbaaldagayey ciidda masiixiga, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof halka afartan kalena ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Carruur kuwa iskuulka ah iyo dad qoob ka ciyaar samaynayey ayaa la rumaysan yahay in ay ku jireen dadkii dhibaatadu ka soo gaartay mashaqadii Axaddii halkaa ka dhacday.

Booliisku wali si rasmi ah uma magac dhabin qofka la tuhunsan yahay.

Sid ay saraakiishu sheegeenna falkani “haatan” uma muuqdo mid argagixiso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts