HomeCaalamkaDowladda Iiraan oo gacanta ku dhigtay Markab siday Shidaal

Dowladda Iiraan oo gacanta ku dhigtay Markab siday Shidaal

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu tahriibinayey shidaal. Korneyl ka tirsan Ilaalada Kacaanka ayaa sheegay in 11 ka mid ah shaqaalihii markabka ajnabiga ay leeyihiin la xiray. Korneylka ma uusan sheegin magaca dalka laga leeyahay markabka iyo xilliga ay gacanta ku dhigeen. Dhacdadan ayaa […]

- Advertisement -

Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu tahriibinayey shidaal.

Korneyl ka tirsan Ilaalada Kacaanka ayaa sheegay in 11 ka mid ah shaqaalihii markabka ajnabiga ay leeyihiin la xiray.

- Advertisement -

Korneylka ma uusan sheegin magaca dalka laga leeyahay markabka iyo xilliga ay gacanta ku dhigeen.

Dhacdadan ayaa noqonaysa tii ugu dambaysay ee dhacdooyiin is xig-xigay oo ka dhacday gacanka khaliijka, halkaas oo dhawrkii sano ee la soo dhaafay lagu weeraray maraakiib ama la qabsaday.

Latest stories