HomeCaalamkaXamaas oo laga mamnuucay UK iyo Digniin adag oo loo diray taageereyaashooda

Xamaas oo laga mamnuucay UK iyo Digniin adag oo loo diray taageereyaashooda

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, Priti Patel, ayaa Jimcihii sheegtay inay mamnuucday kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas, tallaabadaas oo ka dhigtay mawqifka UK ee ku aadaan maamulayaasha Marinka Gaza inay la jaanqaadeyso go’aankii Maraykanka iyo Midowga Yurub. “Xamas waxay leedahay awood weyn oo argagixisanimo, oo ay ku jiraan inay helaan hub aad u ballaaran oo casri ah, […]

- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, Priti Patel, ayaa Jimcihii sheegtay inay mamnuucday kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas, tallaabadaas oo ka dhigtay mawqifka UK ee ku aadaan maamulayaasha Marinka Gaza inay la jaanqaadeyso go’aankii Maraykanka iyo Midowga Yurub.

“Xamas waxay leedahay awood weyn oo argagixisanimo, oo ay ku jiraan inay helaan hub aad u ballaaran oo casri ah, iyo sidoo kale xarumo lagu tababaro argagixisada,” ayay Patel ku tiri hadal ay soo saartay. “Taasi waa sababta aan maanta go’aankan u qaatay si aan Xamaas u mamnuuco gebi ahaanba.” ayay sii raacisay.

- Advertisement -

Ururkan Xamaas ayaa mamnuucistiisa loo cuskaday sharciga Argagaxisada ee Uk, waxaana qof kasta oo taageero u muujiya, calankiisa qaata ama u qabanqaabiya shirar uu noqonayo mid jabinaya sharcigaas, sida ay xaqiijiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Patel ayaa la filayaa inay Baarlamaanka horgeyso isbeddelkan toddobaadka soo socda.

Ergada Falastiin ee UK, oo wakiil ka ah maamulka Falastiin ee Madaxweyne Maxamuud Cabaas ee ay reer galbeedku taageeraan, ayaa sidoo kale cambaareeyay tallaabadan.

Latest stories