HomeWararCabdi Qeybdiid oo mar kale Senator Aqalka Sare loogu doortay Cod gacan...

Cabdi Qeybdiid oo mar kale Senator Aqalka Sare loogu doortay Cod gacan taag ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid u doortay inuu noqdo Senatar ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka doorashado goordhaweyd ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka. Xildhibaanada Galmudug ayaa Cod gacan taag ah ku doortay Cabdi Qeybdiid oo mar kale kamid noqday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib markii uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid u doortay inuu noqdo Senatar ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka doorashado goordhaweyd ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka.

Xildhibaanada Galmudug ayaa Cod gacan taag ah ku doortay Cabdi Qeybdiid oo mar kale kamid noqday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayey ee Cawil Nuur Cali.

- Advertisement -

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa helay 83 Cod looguna codeeyay Cod gacan taag ah, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ka hadlay madasha doorashada ka socotay.

Waxaa goordhow la guda geli doonaa doorashada kursiga ugu dambeeya ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka, kuna harsan dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana ku tartamaya Musharaxiinta kala ah Cabdi Cismaan Xareed iyo Mahad Aadan Guuleed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts