HomeCaalamkaMaxay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey kala hadleen hoggaamiyaha TPLF?

Maxay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey kala hadleen hoggaamiyaha TPLF?

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas.

Madaxa Qaramada u qaabilsan arrimaha banii’aadanimada iyo gargaarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria oo shaley gaaray caasimadda Mekelle ayaa sidoo kale kala hadlay ninkan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka ay saameeyeen dagaallada ka dhacay gobolka.

- Advertisement -

Teleefishinka Tigray ayaa ku warramay in mas’uuliyiintan ay la kulmeen “madaxweynaha Tigray, Dr Debretsion Gebremichael , waxay ka wadahadleen qalalaasaha ka taagan Itoobiya iyo sida gargaarka lagu gaarsiin shacabka iyo arrimo kale”

Mr Griffiths iyo Obasanjo ayaa markii dambe dib ugu laabtay maagalada caasimadda ah ee Addis Ababa, sida uu sheegay teleefishinka Tigray.

Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa barta Twitter-ka soo geliyay sawirrada kulanka Obasanjo uu la yeeshay madaxada TPLF.

Latest stories