HomeCaalamkaMucaaradka dalka Ethopia oo qaboojiyey cabsidii laga qabay

Mucaaradka dalka Ethopia oo qaboojiyey cabsidii laga qabay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Mucaaradka dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa Axaddii hoos u dhigay wararka sheegaya inay sababi doonaan “dhiig ku daata” magaalada Addis Ababa haddii ay soo galaan, ama ay la kulmi doonaan shacaba cadow ku ah. Dhowr dal ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay ka baxaan Ethiopia, islamarkaana dowladda Mareykanka ayaa la baxday diblomaasiyiinteeda, ayada oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mucaaradka dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa Axaddii hoos u dhigay wararka sheegaya inay sababi doonaan “dhiig ku daata” magaalada Addis Ababa haddii ay soo galaan, ama ay la kulmi doonaan shacaba cadow ku ah.

Dhowr dal ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay ka baxaan Ethiopia, islamarkaana dowladda Mareykanka ayaa la baxday diblomaasiyiinteeda, ayada oo uu sii xumaaday dagaalka sanadka ka socda waqooyiga dalkaas.

- Advertisement -

Dagaalyahanada TPLF iyo kooxda xulufada ay yihiin ee Oromada ee OLA ayaa toddobaadyadii tegay sheegtay inay qabsadeen dhowr magaalo, meeshana kama saarin inay u ruqaansan doonaan Addis Ababa.

Dowladda, oo beenisay in caasimadda ay halis ku jirto, ayaa si kastaba ku dhowaaqday xaalad deg deg ah, waxaana mas’uuliyiiinta deegaanada qaarkood ay shacabka weydiisteen inay difaacaan magaalada.

“Sheekada ku saabsan in dadweynaha Addis Ababa ay si xooggan nooga soo horjeedaan waa mid laga badbadiyey,” waxaa sidaas yiri afhayeenka TPLF Getachew Reda oo wareysi siiyey wakaaladda wararka AFP.

- Advertisement -

“Addis Ababa waa dheri. Dad dano kala duwan leh ayaa ku nool Addis. Sheegashada ah in Addis ay isku beddeli doonto meel dhiig ku daato haddii aan soo galno waa mid nacasnimo ah,” ayuu yiri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts