HomeCaalamkaHoggaamiyaha Taalibaan oo soo saaray Amar ka dhan ah Koox daba-dhilifyo ah

Hoggaamiyaha Taalibaan oo soo saaray Amar ka dhan ah Koox daba-dhilifyo ah

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Hoggaamiyaha sare ee Taalibaan ayaa ka digay halista wax uu ugu yeeray daba-dhilifyada iyo jaajuusiinta ku dhex jira kooxdaas dhowaan qabsatay dalka Afghanistan.

Iyada oo ay caddeyn u tahay heerka ay gaarsiisan tahay halistan, ayaa Haibatullah Akhundzada waxa uu soo saaray bayaan qoran oo nadir ah, wuxuuna taliyayaasha Taalibaan siiyey amar ah inay sifeeyaan talisyadooda.

- Advertisement -

Waxa uu yiri “dhammaan odayaasha kooxda waa inay eegaan talisyadooda oo ay arkaan haddii ay jiraan kuwa aan la garaneyn oo ka shaqeynaya wax ka dhan ah rabitaanka dowladda, kadibna sida ugu dhaqsaha badan lagu cirib-tiraa.”

Taalibaan ayaa tan iyo markii ay dalka dib u qabsatay bishii August, waxay kooxda kusoo dartay xubno dhowr ah oo isugu jiray mucaarad iyo dowladdii hore. Waxay hadda wajaheysaa weeraro dhowr ah oo kaga imanaya kooxda Daacish ee Khorosan.

Talaadadii, ugu yaraan 19 qof oo uu ku jira taliye ka tirsanaa Taalibaan ayaa lagu dilay weerar isugu jiray qarax iyo rasaas, oo ay sheegatay Daacish, kaasi oo ka dhacay isbital militari oo ku yaalla Kabul.

- Advertisement -

Taalibaan ayaa rumeysan inay jiraan shaqsiyaad ku dhex jira kooxda oo ka shaqeynaya wax ka dhan rabitaankeeda.

Latest stories