HomeCaalamkaKumannaan Muhaajiriin ah oo isku dayaya in ay xoog ku galaan dalka...

Kumannaan Muhaajiriin ah oo isku dayaya in ay xoog ku galaan dalka Poland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa jira muuqaal muujinaya boqolaal qof oo ka ag dhaw xayn-daabka siliga, kuwaas oo qaarkood isku dayaya in ay xoog ku maraan. Dowlada Poland ayaa qabaneysa kulan deg-deg ah oo looga jawaabayo cabsi laga qabo in tiro badan oo muhaajiriin ah oo ku sugan Belarus ay isku dayaan inay xoog uga gudbaan xadka Poland. Warsaw […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa jira muuqaal muujinaya boqolaal qof oo ka ag dhaw xayn-daabka siliga, kuwaas oo qaarkood isku dayaya in ay xoog ku maraan.

Dowlada Poland ayaa qabaneysa kulan deg-deg ah oo looga jawaabayo cabsi laga qabo in tiro badan oo muhaajiriin ah oo ku sugan Belarus ay isku dayaan inay xoog uga gudbaan xadka Poland.

- Advertisement -

Warsaw ayaa xukuumadda Minsk ku eedaysay in ay iska soo riixday muhaajiriinta aaggaasi ku sugan.

Kumanaan booliis iyo askar dheeri ah ayaa la soo dhoobay xadka. Dalalka Poland, Lithuania iyo Latvia ayaa sheegay in bilihii la soo dhaafay ay sare u kacday tirada dadka isku dayaya in ay si sharci darro ah dalalkooda ku galaan kuwaas oo intooda badan ka yimid Bariga Dhexe iyagoo soo maraya Belarus.

Midowga Yurub ayaa ku eedeeyay madaxweyne Lukashenko inuu ku takri falay muhaajiriinta isagoo reer galbeedka uga aargoosanaya cunaqabateynta ay saareen ka dib markii lagu eedeeyay inay ku xad-gudbeen xuquuqda aadanaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts