HomeCaalamkaMadaxweyne Xi Jinping oo doonaya inuu Shiinaha sii hoggaamiyo iyo walaac laga...

Madaxweyne Xi Jinping oo doonaya inuu Shiinaha sii hoggaamiyo iyo walaac laga muujinayo

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxweyne Xi Jinping ayaa ku darsan doonaa muddada uu sii hogaamin dalka Shiinaha toddobaadkan, inta lagu guda jiro shirka madaxda sare ee hadda ka socda magaalada Beijing.

Shirkan oo socon doona muddo afar maalmood ah ayaa la filayaa in lagu ansixiyo qaraar lagu bogaadinayo guulaha xisbiga shuuciga ah ee boqolkii sano ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Waa markii 3-xaad ee uu dhaca kulan noocaan ah tan iyo markii la aasaasay xisbiga.

Sannadka soo socda, madaxweyne Xi ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inuu jebiyay shirweynihii dhawaa sidaasina uu xafiiska ku sii joogayo. Warbaahinta Shiinaha ayaa ku tilmaantay in XI uu yaay nin waxqabad iyo aragti dheer leh.

Latest stories