HomeWararHoggoomiye Shabakad ka ganacsata khamriga oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

Hoggoomiye Shabakad ka ganacsata khamriga oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Dowlad Goboleedka Purntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay kusoo qabteen mid ka mid ah Hoggaamiyeyaasha kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha. Saraakiisha Ammaanka ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay hoggaamiyaha, oo sida la sheegay in muddo ah ay Ciidanka Boolisku Baadi goobayeen, kaasi oo sida la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Dowlad Goboleedka Purntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay kusoo qabteen mid ka mid ah Hoggaamiyeyaasha kooxaha ka ganacsada Maandooriyaha.

Saraakiisha Ammaanka ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay hoggaamiyaha, oo sida la sheegay in muddo ah ay Ciidanka Boolisku Baadi goobayeen, kaasi oo sida la sheegay ku dhuumaalaysanayay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas ku daraya in sidoo kale ay Ciidanku gacanta ku dhigeen shakhsiyaad kale oo ku lug leh ka ganacsiga maandooriyaha.

Shaqsiyaadka ayaa ahaa kuwo in muddo ah lagu raad joogay, waxaana hoggaamiyaha la qabtay uu si gaar ah uga ganacsanayay Khamriga sida ay sheegeen Saraakiisha ammaanku.

Shabakadda ay gacanta ku dhigeen Boolisku ayaa haatan waxaa loo dhaadhiciyay Xabsiga, waxaana ku socdo baaritaanno dheeraad ah oo lagu sameynayo shaqsiyaadka lasoo qabtay.

- Advertisement -

Degaanada Maamulka Puntland ayaa waxaa waayadii dambe ku soo badanayay dadka ka ganacsata Maandooriyaha, waxaana horay Ciidanka ammaanku ay soo bandhigeen Shabakadu ka ganacsan jiray Khamriga, kuwaasi oo intooda badan la xukumay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts