HomeWararSawirro:-Banaanbaxyo waaweyn oo Maanta ka socda Magaalada Jigjiga

Sawirro:-Banaanbaxyo waaweyn oo Maanta ka socda Magaalada Jigjiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal ku jirta Ciidanka dowladda Federaalka Itoobiya. Kummanaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalada Jigjiga, iyagoona taageero u muujinaya howlgalka Ciidanka Itoobiya ay kula dagaalamayaan Jabhadda Tigray-ga oo ku dhawaatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal ku jirta Ciidanka dowladda Federaalka Itoobiya.

Kummanaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalada Jigjiga, iyagoona taageero u muujinaya howlgalka Ciidanka Itoobiya ay kula dagaalamayaan Jabhadda Tigray-ga oo ku dhawaatay Magaalada Caasimadd ah ee Addis Ababa.

- Advertisement -

Dadka dhigaaya banaanbaxa ayaa wata boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin “Waxaan taageersanahay howlgalka Ciidanka Qaranka, ma iloobeyno weerarkii wuxushnimada ahaa ee TPLS ku qaaday Waqooyiga dalka”, waxaana dadka sidoo kale ay wataan Sawiradda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed.

Sidoo kale dadweynaha isugu soo baxay waddooyinka Jigjiga ayaa sheegaya in aysan aqbaley in Tigray gudaha u gasho Magaalada Addis Ababa, isla markaana ay taageerayaan Ciidanka Itoobiya, ayna iska difaaci doonaan TPLF.

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto jabhadda TPLF, Colaadda Itoobiya ayaa gashay sannadkii labaad, iyadoo malaayiin qof ay ku barakaceen halka in ka badan 400,000 ay qarka u saaran yihiin macluul.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts