HomeCaalamkaWeerar tooreey loo adeegsaday oo Maanta lagu qaaday Dad saarnaa tareen safrayey

Weerar tooreey loo adeegsaday oo Maanta lagu qaaday Dad saarnaa tareen safrayey

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday  dad saarnaa Tareen isaga kala gooshayay  magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee gobolka Bavaria ee koonfurta Jarmalka.

Sida uu sheegay Afhayeenka Booliska xilliga la weeraray Tareenka ayaa waxuu  taagnaa xarunta Tareenada ee Zuipersdorf,  weerarka lagu qaaday Tareenka ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof oo Rakaab ah.

- Advertisement -

Wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeysa  jariidada Jarmalka ee Bild ayaa sheegtay in Sedax qof ay ku dhaawacmeen weerarka.

Lama oga ilaa hadda waxa sababay weerarkan  iyo cida fulisay, waxana durbadiiba gobta soo garay Ciidamada Booliska Jarmalka, oo halkaas baaritaano ka waddo.

Latest stories