HomeCaalamkaQM oo sheegtay in Ethopia ay ka dhaceen xad-gudubyada ka dhan ah...

QM oo sheegtay in Ethopia ay ka dhaceen xad-gudubyada ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in dhammaan dhinacyada isku haya colaadda ay geysteen xadgudubyo ka dhigan in la galey Dambiyo Dagaal.

Warbixintu waxey si faah faahsan uga hadashey dilalka loo geystey boqolaal qof oo rayid ah.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa bilawdey 4-tii bishii November, ee sanadkii hore ee 2020-ka.

Wuxuu bilawdey dagaalka markii ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, uu amar ku bixiyey duullaan ka dhan ah ciidamada gobolka Tigreega.

Latest stories