HomeCaalamkaAbiy Ahmed“TPLF waxay doonayaan in ay Itoobiya ka dhigaan sida Liibiya iyo...

Abiy Ahmed“TPLF waxay doonayaan in ay Itoobiya ka dhigaan sida Liibiya iyo Suuriya”

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iyadoo ay ku began tahay 3 November oo ah markii uu  sanad ka hor waqooyiga Itoobiya uu dagaalku ka qarxay ayaa xaladaha hadda taagan ee dalakasi si kulul kaga hadlay Ra’iiusl Wasaaraha dalasi Abiy Ahmed. Abiy Axmed ayaa sheegay in Jabhadda hubeysan ee TPLF ay  diideen xabbad joojintii, waxaaana taa bedalkeeda ay doorteen in doonayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo ay ku began tahay 3 November oo ah markii uu  sanad ka hor waqooyiga Itoobiya uu dagaalku ka qarxay ayaa xaladaha hadda taagan ee dalakasi si kulul kaga hadlay Ra’iiusl Wasaaraha dalasi Abiy Ahmed.

Abiy Axmed ayaa sheegay in Jabhadda hubeysan ee TPLF ay  diideen xabbad joojintii, waxaaana taa bedalkeeda ay doorteen in doonayaan in ay Itoobiya ka dhigaan sida Liibiya iyo Suuriya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraah Itoobiya sidoo kale waxaa uu ka hadlay dahcdooyinkii ay TPLF ku laayen qaar ka mid ah Ciidanka Millateriga Itoobiya, waxaan uu sheegay in fal dhagareysan ay ku kaceen xoogagga Tigreyga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts