HomeWararDiyaarad ku gubanaysa Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow

Diyaarad ku gubanaysa Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu damiyo dabkaasi. Diyaraadda ayaa nooceedu yahay C-160 waana diyaarad xamuul. Waxay saaka ka tagtay magaalada Muqdisho iyadoo sidda xamuul. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in diyaaradda uu dab qabsaday markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu damiyo dabkaasi.

Diyaraadda ayaa nooceedu yahay C-160 waana diyaarad xamuul. Waxay saaka ka tagtay magaalada Muqdisho iyadoo sidda xamuul.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo ayaa sheegay in diyaaradda uu dab qabsaday markii ay soo cago dhigataay garoonka.

Ilaa hadda lama sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay shilkan. Sidoo kale mas’uuliyiinta Doolow iyo kuwa gobolka Gedo ayaan weli ka hadlin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts