HomeCaalamkaMadaxdii la afgembiyay ee Suudan oo la la'yahay, xili ay ku jiraan...

Madaxdii la afgembiyay ee Suudan oo la la’yahay, xili ay ku jiraan xaalad halis ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Suudan ee lagu xabisay afgambigii Militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel ay ku sugan yihiin, ayna ku jiraan xaalad sharci oo halis ah. Toddobaad kahor, ciidamada ayaa xiray Ra’iisul Wasaare Cabdalla Hamduuk, Wasiiradiisa iyo hoggaamiyayaasha Rayidka ee hoggaaminayey xaaladda kala guurka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Suudan ee lagu xabisay afgambigii Militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel ay ku sugan yihiin, ayna ku jiraan xaalad sharci oo halis ah.

Toddobaad kahor, ciidamada ayaa xiray Ra’iisul Wasaare Cabdalla Hamduuk, Wasiiradiisa iyo hoggaamiyayaasha Rayidka ee hoggaaminayey xaaladda kala guurka ee Suudan ay ugu gudbeysay nidaam dimoqraadi ah kadib markii xukunka laga tuuray madaxweyne Cumar Al-Bashiir 2019-kii.

- Advertisement -

Wixii markaas ka dambeeyey koox qareeno ah oo ay taageerayaan qoysaska madaxda ayaa sheegay inay matalayaan madaxda. Gizouli ayaa walaac ka muujiyey badqabka maxaabiista, wuxuuna ku baaqay in la shaaciyo halka lagu hayo.

Jeneraalka ugu sareeyay Sudan Cabdifataax Al-Burhaan ayaa 25-kii October sheegay inuu kala diray golaha wasiirada iyo golaha qaranimada oo ka koobnaa militariga iyo rayidka.

Cabdalla Xamduuk ayaa hadda ku jira xabsi guri, hase yeeshee waxaan waxba laga ogeyn xaaladda xubnaha kale ee golaha wasiirada. Burhan ayaa golaha qaranimada hoggaaminayey tan iyo 2019, isaga oo ka dhinac shaqeynaya Xamduuk, taasi oo qeyb ka aheyd heshiis awood qeybsi

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts