HomeCaalamkaDad farabadan oo ku dhintay Qaraxyo xoogan iyo wararkii ugu dambeeyay

Dad farabadan oo ku dhintay Qaraxyo xoogan iyo wararkii ugu dambeeyay

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

In ka badan 25 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerrar lagu qaaday isbitaal milateri oo ku yaal magaalada Kabul ee caasimadda waddanka Afghanistan.

Weerrarkaasi waxa uu ku bilowdo laba qarax oo waa wayn. Afhayeen u hadlay ururka Taalibaan ayaa xaqiijiyay in qaraxa hore uu ka dhacay albaabka laga soo galo isbitaalka.

Waxa uu sheegay in midka labaad uu ka dhacay meel aanan halkaasi sidaasi uga fogayn. Shaqaalaha ayaa sheegay in gudaha isbitaalka uu ka soconayo dagaal culus.

Kalkaaliso ayaa sheegtay in dadka weerrarka soo qaaday ay tooganayeen cidkasta ee ay arkaan.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerrarkaasi hasayeeshee waxaa jira warar sheegaya in dhowr dagaalyahan oo ka tirsan Ururka la baxay Dowladda Islaamiga ah ay galeen gudaha Isbitaalka ayna la dagaalameen ciidammada ammaanka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories