HomeCaalamkaDad aad ugu dhawaa Cumar Al-Bashiir oo xabsi ku yaalla Khartuum laga...

Dad aad ugu dhawaa Cumar Al-Bashiir oo xabsi ku yaalla Khartuum laga sii daayey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyeyaasha sida afgembiga ah kula wareegay awoodda Suudaan ayaa xabsiga kasii daayay dad ay isku dhawaayeen Madaxweynihii hore dalkaas Cumar Al Bashiir oo isagu qudhiisa xiran. Saraakiisha ayaa waxaa ay shaqada ka eryeen dacwad oogaha guud ee Suudaan. Waxaana kamid ah dadkan lasii daayay madaxii hore ee xisbiga haya talada Suudaan iyo wasiirkii hore ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyeyaasha sida afgembiga ah kula wareegay awoodda Suudaan ayaa xabsiga kasii daayay dad ay isku dhawaayeen Madaxweynihii hore dalkaas Cumar Al Bashiir oo isagu qudhiisa xiran.

Saraakiisha ayaa waxaa ay shaqada ka eryeen dacwad oogaha guud ee Suudaan.

- Advertisement -

Waxaana kamid ah dadkan lasii daayay madaxii hore ee xisbiga haya talada Suudaan iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, Ibraahim Ghandour.

Xarumaha ganacsiga ayaa xiran magaalada Caasimadda ah ee Khartoum kadib afgembigii dalkaas ka dhacay toddobaadkii lasoo dhaafay.

Waxaana socdaa wadahadallo ay garwadeen ka tahay Qaramada Midoobey oo la doonayo in lagu soo afjaro xiisadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts