HomeWararAkhriso:-Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday Xaalad Deg-deg ah

Akhriso:-Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday Xaalad Deg-deg ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xalaad degdeg ah oo dalka oo dhan saamaynaysa xilli uu sii kululaanayo dagaalka ka soconaya waqooyiga dalkaasi. Dhanka kale warbaahinta qaranka Itoobiya ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Addis Abab ay dadka ku boorinayaan inay labada maalmood ee aaddan ku diiwaangashadaan hubkooda gaarka ay u leeyihiin. Arrintan ayaa imanaysa xilli uu isbahaysiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xalaad degdeg ah oo dalka oo dhan saamaynaysa xilli uu sii kululaanayo dagaalka ka soconaya waqooyiga dalkaasi.

Dhanka kale warbaahinta qaranka Itoobiya ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Addis Abab ay dadka ku boorinayaan inay labada maalmood ee aaddan ku diiwaangashadaan hubkooda gaarka ay u leeyihiin.

- Advertisement -

Arrintan ayaa imanaysa xilli uu isbahaysiga fallaagada sheegay inuu ka baaraan degayo inuu u ruqaansado dhankaas iyo caasimadda Itoobiya.

Fallaagada Xoraynta Shacabka Tigray (TPLF) oo tan iyo sanadkii tagay la dagaalamaysay dowladda ayaa haatan waxa ay isku xirmeen dagaalyahano ka tirsan Oromada, arrintaas oo si wayn u kaabaysa awoodooda ay guluf ugu ekayn karaan magaalada Addis Ababa.

Afhayeen u hadlay TPLF ayaa BBCda u sheegay in isbahaysigu uu isugu tagay waqooyiga caasimadda.

- Advertisement -

Horumarka ay samaynayaan ciidammada fallaagada ayaa waxa ay horseedday in ra’iisul wasaaraha Itoobiya uu ku baaqo in dadku ay hubka qaataan, halka gobollada Amxaarada iyo Oromiyadana lagu soo rogay xaalad degdeg ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts