HomeWararKhasaaro ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ku qadeen Saldhig ku yaalla Gobalka...

Khasaaro ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ku qadeen Saldhig ku yaalla Gobalka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan inta la ogyahay laba askeri ayaa ku dhimatay, weerar saaka ururka Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Af-urur ee buuraha waqooyi ee Gobolka Bari, halkaas oo ciidamada Puntland ku leeyihiin saldhig ciidan. Weerarka ayaa ku bilawday Hoobiyaal Shabaab ku soo riday xeryo ciidan oo ku yaalla banaanka magaalada kadibna ciidanka ayaa kaga jawaabey hubka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan inta la ogyahay laba askeri ayaa ku dhimatay, weerar saaka ururka Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Af-urur ee buuraha waqooyi ee Gobolka Bari, halkaas oo ciidamada Puntland ku leeyihiin saldhig ciidan.

Weerarka ayaa ku bilawday Hoobiyaal Shabaab ku soo riday xeryo ciidan oo ku yaalla banaanka magaalada kadibna ciidanka ayaa kaga jawaabey hubka culus.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in hadda rasaas googoos ah laga maqlaayo buuro ku dhow tuulada oo ah dhul dhir badan oo ay adagtahay in la arko wixii kaa durugsan.

Xilliyo hore ayaa sidaas oo kale Al-shabaab weerar ugu qaadeen tuuladaasi iyado sannadkii 2017 ay ku dileen in ka badan 40 qof .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts