HomeWararDiiwaan-gelinta Ergada Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo bilaabatay

Diiwaan-gelinta Ergada Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo bilaabatay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland( SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta Ergooyinka kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee tirsigoodu yahay HOP239 iyo HOP237. Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa Diiwaan-gelinta Ergooyinka kuraasta labada kursi ee Golaha Shacabka si habsami le uga wada xarunta Villa Rosa ee Magaalada ee Caasimadda ah ee Muqdisho. Diiwaan-gelinta Ergooyinka ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland( SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta Ergooyinka kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee tirsigoodu yahay HOP239 iyo HOP237.

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa Diiwaan-gelinta Ergooyinka kuraasta labada kursi ee Golaha Shacabka si habsami le uga wada xarunta Villa Rosa ee Magaalada ee Caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Diiwaan-gelinta Ergooyinka ayaa waxaa barbar socoto qabashada Codsiga araajida Musharixiinta eel aba kursi, iyadoona maalinta berri oo Axad ah tababar la siin doono Ergooyinka codaynaya ee Diiwaan-geliyay.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa ku sugan xarunta Lagu diiwan galinayo Ergooyinka iyo Musharixiinta u tartameysa kuraasta,  iyagoona xaqiijinaya dhamaan hanaanka iyo Habraacyada Doorashada Gollaha Shacabka.

Maalmaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, iyagoona Guddiga doorashada tilmaamay inay wadaan diyaar garoow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts