HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo iska wareejiyay Kiiskii Ikraan Tahliil

Ra’iisul Wasaare Rooble oo iska wareejiyay Kiiskii Ikraan Tahliil

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo wasiirka amniga gudaha  ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay agaasimaha KMG iyo saraakiisha hay’adda. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay Xarunta NISA ee uu booqday, waxaana waxyaabaha uu ka hadlay ka mid ahaa kiiskii Marxuumad Ikraan Tahliil. Rooble […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo wasiirka amniga gudaha  ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay agaasimaha KMG iyo saraakiisha hay’adda.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay Xarunta NISA ee uu booqday, waxaana waxyaabaha uu ka hadlay ka mid ahaa kiiskii Marxuumad Ikraan Tahliil.

- Advertisement -

Rooble ayaa sheegay in kiiska Ikraan uu ku wareejiyay Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda, waxaana oo sheegay in Saraakiisha ammaanku ay kala shaqeeyaan sidii kiiskaasi baaritaan dheeraad ah loogu sameyn lahaa.

Wasiirka amniga iyo Taliyaha ku meel gaarka ah ayuu faray in ay la shaqeeyaan Xeer ilaaliyaha.

Latest stories