HomeWararMaxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku ridday milkiilaha Hey'adda Sahan Reseach

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku ridday milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Gobolkani Banaadir ayaa xukun ku ridday milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach, kadib dambi lagu helay isaga iyo hay’addiisaba. Matt Brydan oo ah milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo ah in Matt Brydan uu faafi jiray siraha Qaranka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolkani Banaadir ayaa xukun ku ridday milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach, kadib dambi lagu helay isaga iyo hay’addiisaba.

Matt Brydan oo ah milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo ah in Matt Brydan uu faafi jiray siraha Qaranka, waxayna Maxkamaddu maanta ku xukuntay shan sano oo xabsi ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Hey’adda Sahan Reseach ayey maxkamaddu ka mamnuucday in dib dambe ay uga howlgasho gudaha Soomaaliya, kadib markii lagu helay dambiyo culus oo Qatar kun ah sirta qaran.

Matt Brydan oo ah milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayaa horay waxaa Xeer ilaalintu ay ugu soo oogtay dambi ah in uu faafin jiray sirta qaranka, iyadoo sidoo kalena hay’addiisa la sheegay in ay Qatar ku tahay dalka.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka howlgala hay’ado laga leeyhy waddamo shisheeye, kuwaasi oo la sheego in qaarkood ay Qatar ku yihiin sirta qaranka, inkastoo haatan  xukun shan sano ah lagu riday Milkiilaha Sahan Research.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts