HomeWarar18 qof oo lagu dhex diley masaajid ku yaalla Nayjeeriya

18 qof oo lagu dhex diley masaajid ku yaalla Nayjeeriya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan 18 qof, ayaa lagu dhex diley weerar lagu qaadey masaajid ku yaalla gobolka Nayjer, ee dhaca galbeedka dalka Nayjeeriya. Sida ay sheegayaan warar laga soo xigtey dadka deegaanka, rag hubeysan ayaa gudaha u galey masjidka, iyagoo laayey dadkii ku tukanayey salaaddii subax. Qof ku nool tuulada uu weerarku ka dhacey ee Maza-Kuka, ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 18 qof, ayaa lagu dhex diley weerar lagu qaadey masaajid ku yaalla gobolka Nayjer, ee dhaca galbeedka dalka Nayjeeriya.

Sida ay sheegayaan warar laga soo xigtey dadka deegaanka, rag hubeysan ayaa gudaha u galey masjidka, iyagoo laayey dadkii ku tukanayey salaaddii subax.

- Advertisement -

Qof ku nool tuulada uu weerarku ka dhacey ee Maza-Kuka, ayaa u sheegay wargeyska The Punch, inaaney sheegi karin tiro sax ah, oo la xiriirta dhibaatadii dhacdey, laakiin waxaa laga soo bixiyey masjidka meydad gaaraya illaa iyo 18 qof.

Dableydii hubeysneyd ee weerarey tuulada Maza-Kuka, ayaa la sheegay iney wateen Dhug Dhugleey ama Mootooyin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts